Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay amaah ku dirto Hakim Ziyech bisha soo socota.

Calciomercato ayaa ku warameysa in kubadsameeyaha uusan hadda ku jirin qorshaha Thomas Tuchel.

AC Milan ayaa diyaar u ah inay la soo wareegto ka dib markii ay horeba Fikayo Tomori iyo Olivier Giroud uga soo kaxeeyeen Stamford Bridge.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Hakim Ziyech ayaanan lagu soo bilaabin Kulamadii ugu danneeyay ee Kooxda taasi oo keentay in Shaki la galiyo Mustaqbalkiisa Blues

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan