Zehra waa dhibane kale oo taxanaha kujirto waxay dhibane u tahay Hazar oo ay dooneysaa inee soo ceshato inkastoo Hazar jeclaan jiray Dilshah haderse waxuu u muuqda mid kaliya Dilshah u ixtiraamo inee tahay wiilkiisa hooyadiis balse Zehra yaa ka dhaadhicinaayo midaas waxay umaleysa ain Hazar ka raacayo Dilshah.

Zehra maseerkeeda wax badan ayuu qasay balse wey ka noqotay khaladkee sameysay waxayna cafis weydiisanee Dilshaah taaso aan cafineynin balse Hazar wuu cafiyay xaaskiisa qalbi wanaageeda na wuu arkay.

Advertisement

Dhinaca kale Gonul geerida Harun aad ayee oga naxday iyada iyo Azat waxay go’aansadeen inee aduunkaan iyo meeshaan isaga dhex baxaan jaceylkoodana markaan banaanku imaanayaa waxaan muuqata inee labadooda ka fogaan doonaan sharta dadkaan iyo buuqaan.

Furat isago waa shaqsi aad u fiican marwalbana jecel Miran wuuna walaalsadaa waxuu isku daya ainuu sheego sirta ah in Caziiza tahay ayeeyada dhabta ah ee Miran balse hooyadiis Asmaa iyo Caziiza ayaa ka hor istaagayaan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here