Xalqadihii udambeyeen taxanaha Yeh Hai Chahtein ama Kani Waa Jaceylkeyga baan idiin sharaxena mxaa cusub oo dhacay miyee heshiyeen Rudra iyo Preesha iyo dhacdooyin kale hoos kaga bogo:

Sidaan wada ognahay waxaa isku dhaceen Rudra iyo Preesha sabab la xariirta in Preesha ka maseertay markii Rudra udhowaaday muuqaalo dareen lehna la wadaagay Mahima hadaba Preesha waxay go’aansatay inee xiriirka ujarto Rudra dhinaca kale isagiina waxuu marwalba iskudayaa inuu iyada wax fahamsiiyo.

Advertisement

Waxuu iibsaday isbitaalka ay ka shaqeyso Presha oodhan si uu iyada kaga akdhowaado arinkaasna Mahima wey ogaatay waxayna la tashatay Yuvraj oo qosrsho cusub ayee dhaqan gelin rabaan goordhow waxayna isku dayee inee soo afduubato Saaransh.

Preesha iyo Rudra duurke galeen maadama gaarigii ay saarnaayeen halaaway intee duurka kujireen mas iyo yaxaaas ayee la kulmeen weyna ka bad baadeen dhinaca kale Mahima waxay guriga Preesha kasoo afduubatay Saaransh waxaana garab kusiiyay Yuvraj.

Qeybaha dambe waxa dhici doono aan aragno inkastoo Rudra isbitaal la keenay kadib dhaawac kasoo gaaray yaxaaska hadana wali Preesha ma aysan cafinin waa inoo qeybaha dambe.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here