Yaren sidaan wada ognahay waxay ka dambeysay geerida Harun oo si aan kutalo gal ahen ayee udishay sikaste ahaataba arinkaas wax badan ayuu qasay waxaana sheekada bedelay Jihaan oo dilka Harun dusha usaariyay Caziiza markaas ayeena Fusun bilaawday ugaarsiga caruurta Caziizo sida Miran.

Yaren waxay ogaatay in Fusun ay dishay cunuguu Reyan  ee caloosha kujiray waxay kaloo ogaatay ine Fusun dili rabtay Miran qaab shil ah ugu dambeyna waxay sii ogaatay in Fusun gacan ka gubtay Aasiya intaaso dhan oo isku darsameen Yarn weeye cabsatay.

Advertisement

Yaren waxay Fusun usheegeysaa in iyada dishay Harun balse Fusun arinkaas ma aamineyso waxayna leedahay gabar yahay waad isku dhex yaacdee meel fariiso waxaana goobta imaanayaan Jihan iyo xaaskiisa Handan oo Yaren soo kaxeysanayaan balse Fusun wey shakisay.

Yaren guriga waalidked marka la geeyo iyada qof waalan oo kale ayee noqotay waxay marwalba xusuusaneysa Harun sida inuu horteeda imaanayo oo kale xitaa waxba ma cuneyso qoyskeedana wey u diir naxayaan waxaana muuqata in goordhow lawada ogaan doono inee dilaa tahay iyadana dishay Harun.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here