Chiranjeevi

Advertisement

Chiranjeevi filimkiisii ugu horreeyay wuxuu ahaa Punadhirallu, kaasoo ku guuleystay abaalmarinta Nandi Award ee filimka ugu fiican. Wuxuu soo qaatay xirfad guul leh isagoo jilaa ah iyo sidoo kale bandhig aad usareeya shineemoooyinka Telugu,

wuxuu sidoo kale kasoo shaqeeyay filimada Tamil, Kannada iyo Hindi. Chiranjeevi waxaa la gudoonsiiyay Abaalmarinta Filfare Lifetime Achievement Award – South abaal marinta 58th ee Filmfare Awards South.sanadii 2011 abaal marintiisa dhanka filimada Chiranjeevi waxuu Padma Bhushan uu ka helay Dowlada India 2006.

Chiranjeevi wuxuu ku soo biiray dunida siyaasada sanadkii 2008. Wuxuu bilaabay xisbi siyaasadeed oo loo yaqaan Praja Rajyam oo saldhigoodu yahay Andhra Pradesh. Doorashadii guud ee 2009, Chiranjeevi waxaa loo doortay xubin ka tirsan Golaha Gobolka kana soo jeeda Tirupati.

Matahay taageere Chiran jeevi ..magacaaw mid kamid ah filimada aad kajeceshahay

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here