Juhi Chawla waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu magaca weyn shirkada Bollywoodka hadab akhristayaasha naga codsadeen xidigtaan xogteeda hoos ka akhrista:

1-Juhi malahan wax balwad sigaar iyo qamir intaba ma cabto oo ma isticmasho.

Advertisement

2-Aktarada juhi ayaa ku guuleesatay gabadha ugu quruxda badan India sanadii 1984 iyadoo noqotay atariishadii lagu doonsiiyay abaal-marinta lagu magacaabo Miss India.

3- Aktarada juhi waa shaqsi aan cunin hilibka iyo malaayga aad ayee u necebtahay.

4- Juhi ayaa soo baratay ciyaarta loo yaqaano
Kathak Dancer.

5- Juhi ayaa soo baratay xirfada hees qaadista iyadoo tababar ku soo qaadatay lixdii sano ee ugu dambeesay.

6- Aabaheed waa Punjabi halka hooyadeed ay thay Gujrati.

7-Aktarada juhi Gulaab Gang waa filmkeedii ugu horeeyay oo ay la jisho aktarada madhuri taaso la sheegay in ay kala dhexeeyso xifaaltan adag inta lagu gudajiray waqtigeeda.

8- Aktarada juhi hada waxa ay u ololeeysa ama ay u carartaa in ay waxbarto dadka waxyeelada ku jira oo aan waxba heesan lacag ayee waxbarsha siisaa.

9- Aktarada juhi saaxibadeeyda ugu fiicnaa ee ebid oo ay isla jileeyn filim ama inta ay fanka ku jirtay waxa la sheegay inee yihiin Shahrukh iyo Aamir Khan.

10- Aktarada Juhi meeysan rabin in ay noqoto
Atariishad halka ay aad u door biday in ay noqoto playback singer fanaanad ama heesaa iyadoo tababar xoogan oo aad u fiican
Dhanka Music Training muddo 6 sano kahor inta aysan noqon aktarad ama aysan soo galin xirfada jilista aflaamta bollywoodka india.

11- Aktarada juhi ayaa cirka mareeysay horaantii 1990 sidoo kale waqtigaas magaceeyda ayaa caan noqday wixii ka dambeeyay markaasoo Director walba iyo filim soo saare kastaba Ay doonaayeen in ay filim u sameeyso Juhi sababtoo ah waxa ay noqotay qof aad loo jecelyahay waliba aflaamtana gadi karto xiligaas.

12- Filimkeeyda ugu horeeyay ay jishay waxaa uu ahaa Sultanat sanadkii (1986).

Dhamaad..

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here