Jilayaasha caanka ah ee reer spain Jaime Lorente iyo Maria Pedraza, oo jilay taxanayaasha Elite iyo Money Heist, ayaa lagu soo waramayaa inay kala hareen ka dib laba sano oo ay xariir lahaayeen

Advertisement

Sida laga soo xigtay warbaahinada Spain labada jilaa ayaa midba midka kale ka raacay barta Instagram. Maria Pedraza ayaa sidoo kale tirtirtay sawirada iyada iyo Jaimie ee instegramka ugu jiray sidoo kale. Jaimie Lorente wali wuxuu ku hayaa qaar ka mid ah sawirada baraha bulshada.

29 jirka Jaime Lorente iyo 24 jir Maria Pedraza waxay bilaabeen inay ka shaqeeyaan barnaamijka taxanayaasha ee shirkada Netflix Elite ka hor intaanay ka qayb gelin Money Heist.

Labada jilaa ayaa ku wada jilay jaceyl showgii hore ee elite, halka ay hal season ee kulaheyd Money Heist kaasoo ay kumatashay doorka Allison Parker, oo ah gabar uu dhalay safiirka Ingiriiska. Waxay wada joogeen tan iyo 2018 Instagram-kooda bandhigyadii kabuuxay dhan wee kasaareen .

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here