Weeraryahanka Real Madrid Rodrygo ayaa sheegay in qolka labiska ay ku soo dhaweynayaan imaatinka Kylian Mbappe .

Mbappe ayaa la filayaa in uu ku biiro Real xagaagan xilli uu heshiiskiisa PSG dhacayo.

Rodrygo ayaa u sheegay TNT : “Halkan waxay ka hadalnaa Mbappé iyo sidoo kale ciyaartoy kale oo badan, laakiin ma aqaan sida mawduucaasi yahay.

“Tartanka halkan mar hore waa mid aad u weyn, haddii uu imaan lahaa, wuxuu noqon lahaa ciyaaryahan aad saameyn ugu leh tartankan.

“Waa ay iga farxin lahayd haddii uu yimaado, wuu iman doonaa si uu noo caawiyo.”

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore


Source: dalkaan