Sidii lafilaayayba waxaa maanta lagu arkay magaalada Ranthambore lamaanayaasha Deepika Padukone iyo Ranveer Singh iyagoo halmagaalo lajooga labada xidig guurka lagu xamanayo ee ranbir iyo alia

Advertisement

Tani waxee xoojineesa xanti weeneyd ee guurka Alia iyo ranbir ..hadii uu kusoo darsamo Karan johar waxaa lafilan karaa xaflada faraanti galiska ..

Waxaa jira hal dhibaato oo ah Deepika iyo qoyska reer kapoor inee halmeel kuwada noolaa karin.. majirto xumaan weyn balse waqti badan ma isla joogi karaan sida ilo xog ogaal ah ee baahiyeen …lamana shaacin wax udhaxeeya kapoors family iyo deepika

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here