Inaba caadi ma ahan todobaadkan muuqaalada internet-ka lagu faafiyay ee taxanaha Ishq Mein Marjawan 2 ah kuwaaso soo jiidasho leh una gaar ah hogaamiyaasha musalsalka Rrahul Sudhir iyo Hely Shah.

Rrahul Sudhir iyo Helly Shah oo ku kala jilayaan Vansh iyo Ridhima ayaa laga duubay muuqaalo Romantic soo jiidasho leh kuwaaso baraha bulshada aad loogu faafiyay dhamaan daawadayaashana wey ka heleen waliba si weyn.

Advertisement

Muuqaalkaas ayaa laga duubay intii la diyaarinayaey xaflada arooska labaad ee lamanahaan xalqad noocaas ah qofkii xusuusto waana xaflada arooskooda labaad inta lagu guda jiray mar uu Vansh ku lahaa Ridhima waxaad tahay gabadha dunida ugu quruxda badan.

Indhaha ayee indhaha isku saareen aadbaa looga helay muuqaalkaas dhinaca kale Vansh wareysi uu bixiyay isla goobtaas waxuu ku sheegay in Ridhima taxanaha kala wado iyada hadeysan ahaan lahena musalsalka marhore ayuu eber noqon lahaa ayuu yiri xidigaan isagoo atiriishada amaanayo.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here