Philippe Coutinho ayaa laga yaabaa inuu ku laabto Brazil bisha Janaayo. Ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa lala xiriirinayay inuu ka tagayo Barcelona, Sport

Manchester United ayaa isku dayaysa inay qabanqaabiso kulan ay la yeelanayso wakiilada xiddiga River Plate Julian Alvarez, sida uu Qoray TyC Sports .

Barcelona ayaa xiiseeneysa inay Alvaro Morata ku soo biiro Kooxdooda Xili uu amaah ku joogo Juventus  sida laga soo xigtay AS .

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Newcastle ayaa isku diyaarinaysa inay dalab ka gudbiso Jordan Veretout. Foot Mercato.

Lazio ayaa isku dayaysa inay ku qanciso Luiz Felipe inuu saxiixo qandaraas cusub toddobaadyada soo socda, Calciomercato.

Inter ayaa ugu cadcad saxiixa daafaca Borussia Monchengladbach Matthias Ginter ka dib markii uu daafaca xaqiijiyay inuu ka tagi doono kooxda Bundesliga shan xilli ciyaareed ka dib,  GOAL

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan