Ilaa hadda hal kulan oo Premier League ah ayaa dib loo dhigay maanta COVID-19 awgeed iyadoo kulamada kale ay dhacayaan.

kulankaasi ayaa ah kulankii Everton iyo Leicester iyadoo labada koox ay la tacaalayaan xaalada Corona ee ka jira kooxahan

Ciyaarta ayaa lagu waday in ay ka dhacdo garoonka Goodison Park balse ugu dambeyntii waa la joojiyay.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Dhanka kale kooxda Chelsea ayaa lagu wargaliyay in aanan la baajin karin kulankeeda Wolves kadib markii ay codsatay in kulankaasi dib loo dhigo.

Xaalada Kooxaha ayaa halis ku jira iyadoo dhoor kooxood oo dalka ingariiska ah ay la tacaalayaan kiisaska Corona

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan