Atariishasa Deepika padukone waa mid kamid ah atariishooyinka ugu saameynta badan bollywoodka iyo social mediyaha

Advertisement

Xidigtaan ayaa aad uga nixisay taageerayaasheeda gaar ahaan kuwa kuxeran barta ee kuleedahay baraha bulshada .bilaawgi sanadkaan cusub..hadaba waxaan ka jawaabeenaa waxa kudhacay baraheeda bulshada codsiyo nagusoo laablaabtay awgii anagoo tixgalineeno aqristayaasheena sharafta badan

Deepika oo 27.7 milyan oo taageerayaal ah heesata iyo Instagram-ka oo 52.5 milyan ay kuxeranyihiin . Ayaa looqaatay inlaga jabsaday bogagaeeda social mediyaha, balse xaqiiqda ayaa ah inlaga jabsan bogageeda

Atariishada ayaa wada tirtay dhamaan qoraaladii ee soogalisay social mediyaha majiraan war sax ah oo sababta lagu sheegay kaliya waxaa xaqiiq ah inlaga jabsan… wararka qaar waxee sheegayaan inee utirtay diyaarinta xasuus qor lkn ma ahan war rasmi ah oo lagu sababeeyay

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here