Atariishada Mandhuri Dixit ayaa dhawaanahan Waxa ay si weyn kaga muuqata bollywoodka iyadoo dhawaan ay ahayd markii u usoo baxaayay filimka Super Hit ka noqday ee Total Dhamaal iyo Kalank oo ka guuldarestay

Advertisement

Mandhuri Dixit ayaa dhawaan waxa ay wareysi xiiso badan siisay Majalada DNA iyadoo atariishadan wareysigaas lagu weydiiyay su’aalo badan oo xiiso badan

waxaana ka mid su’aalahaas inay jiraan aktaro ay aaminsan tahay inay so fudud u samayn karaan doorarkii Prem iyo Nisha Ee Filimkii Hum Aapke Hain Kaun kaaso ay wada jilayn iyada iyo Aktarka Salman Khan

Mandhuri ayan wax badan u fakirin jawaabta su’aashan iyadoo tiri ” Alia Bhatt iyo Varun Dhawan waa labada aktar aan aaminsanahay inay si fiican u samayn karaan doorar aniga iyo salmam khan sababtoo labadooda waa labada aktar si weyn isku fahamsan marka ay joogaan shaashada filimka sidoo Alia Bhatt waa atariisho soo jiidasho leh taaso samayn kartaa door walba weliba si fiican”

Hum Aapke Hain Koun (1994)  waxaa wada jilayn Salman Khan iyo Madhuri Dixit ayaa wada sameeyeen Hum Aapke Hain Koun  filim Classic ah ilaa haatana iskoorkiisa Boxoffice-ka dhanka lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo la jebin weesan yahay.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here