Jilaaga Vijay Sethupathi ayaa soo saaray cinwaanka iyo muuqaalka kowaad ee filmkiisa lawada sugayo.

Advertisement

mashruucaan ayaa la sheegay inuu yahay majaajillo waana film qoys oo madadaalo dhameestiran leh. Vijay Sethupathi ayaa bartiisa social media,kusoo qoray, “Waan ku faraxsanahay inaan la wadaago Cinwaanka & Muuqaalka Koowaad ee Filimka (Moonu) taageerayaasheyda.

Vijay mashquulkiisa mayaro 2021 isagoo dhowr mashruuc horay usaxiixay.waxaa goordhaw usuurtagali weesay inuu lashaqeeyo Allu arjun filmkiisa Pushba oo door muhiim ah uu kaheli lahaa waxaa lagu badalay Arya oo wadahadal kulajira kooxda filmka iskaleh

Filmka Moonu Muppathi waxaa agaasimay NAMBIKAI CHANDRU Waxaa soo saaray Bamboo_Trees

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here