maxaa ka fiicnaan kara boqorka majaajillada ah ee Hindiya, Kapil Sharma oo sameynaya muuqaalkiisii ugu horreeyay ee shirkada onlineka Netflix! Haa, si sax ah ayaad u aqrisay. Kapil waxaa dhawaan lagu arki doonaa Netflix,

daawadayaasha 190ka dal ee larumeesanyahy inee gaareyso shirkada Netflix ayaa lafilayaa barnaamijka inee soo dhaweeynaa.

Kapil Sharma oo ka hadlaya kulankiisii ​​ugu horreeyay ee Netflix ayaa yidhi, “Aad ayaan ugu faraxsanahay wada shaqeenteydii ugu horreesay abid ee aan la yeesho Netflix. Sanadka 2020 wuxuu ahaa mid si xowli ah ku socday. Qorshaheyga waa inaa ilaawsiiyaa waxwalba iyaga Waxaan marwalba doonayay inaan kamid ahaado Netflix laakiin ma aanan haysan lambarkooda (hahaha).

Waa mashruuc ku dhow qalbigayga mana sugi karo inaan faahfaahin dheeri ah la wadaago taageerayaasheyda dhawaan. ”

Waakan muuqaalka qosolka badan ee Kapil

[embedded content]

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here