Hrithik Roshan, ayaa baranaya sameynta diyaarada aan duuliyaha laheyn ee dronska.

Advertisement

Kirish ayaa layimid xifrad cusub sanadka 2021 isagoo instegramkiisa kula wadaagay taageerayaasha video uu kumuujinayo xiftada uu baranayo..Super starkaan ayaa dhawaanahaan wax mashruuc ah soo bandhigin

Waxaa ugu dambeesay film lagadaawado Mashruucii uu lawaday Wiilla Jackie shrof stylish star Tiger shrof..Mashruucaas ayaa guul lixaadlehbgaaray waxuuna naqday Blockbuster

Hrithik waxaa lagu soo waramayaa inuu haatan la shaqeynayo Saif Ali Khan dib u sameynta Hindiga looga dhigayo filimka ‘Tamilka ah ee Vikram Vedha’ oo 2017 Tamil Superhit kanaqday. Filimkan ayaa lafilayaa inlaga shaqa bilaabo dhawaan waxaana caawiye ka noqon doona Pushkar iyo Gayathri oo iyagu qeyb ka ahaa markii Tamil ahaanta looduubayay.

Halkaan kadaawo videoga Hirithik

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here