Vicky Kaushal wuxuu haatan bilaabay inuu albaabada ufuro mashruucyadiisa soo socda, wuxuu sheegay inuu had iyo jeer fiiro gaar ah u leeyahay la shaqeynta sheekooyinka wanaagsan Vicky Kaushal, oo soo afjaray duubista filimkiisa lawada sugaayo,ee ‘Sardar Udham Singh’,

Advertisement

wax yar uun ka hor intaan xanibaada lagalin sababo la xiriira cudurka faafa ee coronavirus, haatan waxaa horyaalla safaf badan iyo mashaariic aad u xiiso badan.

Isagoo iska indhatiray kuwa badan, Vicky ayaa u sheegay wargeysyada wararka in filimku uu galayo wax badan uu kataxadari doono. Wuxuu shaaca ka qaaday in sida dadka kale oo dhan. Uu sugayo inta tiyaatarada lagafurayo taxadar badana uu muujin doono

Xidigaan tan iyo markuu guul lixaadleh ugaaray filmkiisa Uri: The Surgical Strike waxuu naqday nin xafiiskiisa qaali uu naqdo waana xidig ilaashanayo recordkiisa guulaha diyaarna uma ahan qamaar

Wadaagista faahfaahinta mashaariicdiisa soo socota, ayaa loo arkaa mid albaabada ufurtay soosaarayaal badan Vicky wuxuu intaas ku daray inuu hadda diyaarinayo ‘The Immortal Ashwatthama’. Sida laga soo xigtay isaga, waa filimkiisii ​​ugu horeeyay ee superhero ah wuxuuna rajeynayaa safarkaas inuu bilaabo, Dhawaan.

Farshaxan ahaan, Vicky wuxuu sheegay inuu had iyo jeer fiiro gaar ah u leeyahay la shaqaynta sheekooyinka-yaqaannada , diyaar ayuuna uyahay sheekooyinka noocaas ah inuu qayb ka noqdo iyo in jilayaal kula loolamaya awooddiisa oo ka caawinaya inuu u kaco mashruuciisa uuhelo.

Marka Vijay waxuu leeyahay qataato marabo guul ayaa ubartay wijikasto aankuhelee iga ilaaliya filimada xashta ah

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here