Macalinka kooxda Chelsea Thomas Tuchel ayaa ka hadlay kulankii Chelsea ee Liverpool kaasi oo ku soo dhamaaday bar-baro 2-2.

Tuchel ayaa warbaahinta Skysport u sheegay in kooxdiisa ay sameesay qaladaad weyn oo ku dhow ilaa saddex qalad.

Waxa uu sheegay in Ciyaar feecan soo bandhigeen isla markana ka jawaabeen goolasha kooxa Liverpool.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

isagoo ka hadlay qaladkii Mane waxa uu sheegay in ay aheyd bixinta kaar cas ah lakin uusan waxba ka qaban karin go’anka garsooraha.

Chelsea ayaa adkeesatay booskeeda labaad ee horyaalka iyadoo leh 43 dhibcood halka Liverpool ay leedahay 42 dhibcood.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan