Inta badan atariishooyinka waxay marsadaan kahor inta aysan shaashada kasoo muuqan waxa loo yaqaano Mike Up ama walxqha dumarka isku qurxiyaan, waana dhif iyo naadir in atariisho aanan Mike Up u barsaneen shaashada kasoo muuqato.

Hadaba majalada carbeed ee Al-Jamila ayaa qiimeyn ku sameysay atariishooyinka Turkiga ayadoona kasoo dooratay kuwa ay u aragtay iney yihiin atariishooyinka ugu quruxda badan markii ay Mike Up la’aanta yihiin, marka lala barbardhigo atariishooyinka kale.

Kaalinta koowaad waxaa kusoo baxday atariishada Meryem Uzerli kana mid ah atariishooyinka ugu caansan Turkiga, balse dhalasho ahaan heysato dhalashada Germany.

Sidoo kale kaalinta labaad waxaa kusoo baxday atariishasa Beren Saat oo aad wada taqaanaan ayadoona kaalinta labaad ka gashay atariishada Tuba.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here