Tababaraha kooxda Tottenham ee Antonio Conte ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay heshiiska uu kula jiro kooxdiisa.

Conte ayaa haatan ku jira heshiis 18 bilood ah.

Waxa uu ku adkaystay: “Uma baahni heshiis dheer si aan u hubiyo in aan u shaqeeyo koox.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

“Waxaan u furanahay inaan hagaajiyo xaalada Tottenham, waxaana diyaar u ahay inaan dhiibto fikradayda, aragtideyda, dhibaato iguma ahaan doonto, qandaraas gaaban.

“Kooxdu waa inay qiimeysaa shaqadayda ka dibna ay qandaraaska u kordhiso laakiin waa haddii aan kooxda tusay inay u qalanto middaan.

“Ma ihi tababare doonaya sanado badan oo qandaraas ah, sidoo kale, ma ahan cadaalad, sababtoo ah si fiican ayaan u ogahay inaan ahay tababare sare oo muhiim ah u ah kooxda.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan