Steven Gerrard ayaa karantiil geli doona ka dib markii laga helay Covid-19.

Taas ayaa la macno ah in tababaraha Aston Villa uu ka maqnaan doono kooxdiisa kulamada Chelsea iyo Leeds.

Bayaan kasoo baxay Villa ayaa lagu yiri: “Aston Villa waxay xaqiijin kartaa in tababare Steven Gerrard uusan awoodi doonin inuu ka qeyb galo labada kulan ee Premier League ee Chelsea iyo Leeds United, maadaama uu go’doomin doono ka dib markii laga helay Covid-19.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Steven ayaa dhawaan qabtay shaqada kooxda waxana uu gaarsiiyay guulo muhiim ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan