Filim sameeyeyaasha S. S. Rajamouli iyo Karan Johar ayaa jimcihii ku dhawaaqay cinwaanka iyo muuqaalka koowaad filimka soo socda ee Director Santosh Sivan kaasoo loogu magacdaray “Mumbaikar”.

Advertisement

Rajamouli iyo Johar ayaa bartooda -ka si rasmi ah ugu dhawaaqayn filimka xiisaha leh, waxaana jilaya Vikrant Massey iyo Vijay Sethupathi. “Waan ku faraxsanahay inaan sii daayo astaanta cinwaanka santoshsivan ee Mumbaikar! Waxaan u rajeynayaa dhammaan kooxda guul iyo sidoo kale shibuthameens Soosaaristiisii ugu horeesay ee Hindi, ah “Rajamouli ayaa qoray.

Johar ayaa bartiisa -ka ku soo qoray in filimkan uu noqon doono mid waayo aragnimo filim u ah dad badan oo cajiib ah “sachinkhedekar waxaan sifiican ugu hambalyeeynayaa kooxdan hibada leh ! “Mumbaikar” atuu yiri karan .

Sivan oo sharraxaysa fikradda ka dambeysa cinwaanka iyo filimka, ayaa tiri, “Mumbai waa xarun weyn. Waxaa ka soo baxa dadka ka soo jeeda Hindiya oo dhan, hadday ahaan lahayd gobol iyo diinba. Waa magaalada riyooyinka, rajada , Shisheeye inbadan lagurumeesto. Shisheeye ayaa noloshooda ku badali kara halkan.

Mumbai waxaa laga yaabaa inay tahay xarun guul , laakiin Mumbaikar waa shucuur! Sidaa darteed cinwaanka. “Waxaa soo jeediyay Riya Shibu , Filimkan waxaa sidoo kale jilaya Tanya Maniktala, Sanjay Mishra, Ranvir Shorey, Sachin Khedekar, Hridhu Haroon iyo kuwa kale. “Waxaan leenahay waxyaabo xiise leh . Taasina waxay sii kordhinaysaa hormarka filmkaan,” ayay yiri Sivan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here