Sidharth Malhotra, Ajay Devgn, iyo Rakul Preet Singh ayaa dhawaan waxa ay ku midoobayn filim shactiro iyo jaceyl ah kaaso dhawaan la daawan doonaa waxaana lagu magacaaba Thanks Gode halka uu Director ka yahay Indra Kumar.
haddaba waxa ugu xiisaha badan ee filimkan laga so bandhigay aya ah in aktarka Siddhart Malhotra uu markii ugu horeysay shaashada ku jili doono door Police ah waan arin xiiso usii yeelaysa filimkan ay ku xifaaltami doona aktarka Ajay Devgan oo filimkan soo saare iyo jilaa ka ah
Siddhart aya waxa uu taageerayashiisa la wadaagay aragtida doorkiisa filimkan waxaana u sawir so dhigay barahiisa bulshada waxaana ka falceliyeen dad badan waxaana ka mid ah Rohit Shetty kaaso loga haray samaynta aflaanta Police ka sida Singham labadiisa qaybood Simba iyo filimka dhawaan la daawan doono ee Sooryavanshi
isagoo Siddhart kuso dhaweeyay doorkan Policeka halka Ranveer isaga u yiri markan Siddhart waxad qaadan doona indhaha filim sameyaasha
Source: dalkaan.com