Jagan Shakti wuxuu markiisii ​​ugu horeesay Director ka noqday Bollywoodka filmka Mission Mangal waxuuna cadeeyay inuu noqday Hit-kii ugu weynaa ee xirfadiisa isagoo garabkahelay Akshay Kumar waqtigaas, waxuu kasbaday kudhowaad 200 crore Box-office-ka India.

Advertisement

Filimku wuxuu sidoo kale Jagan ku daray liiska agaasimayaasha sida gaarka ah loola socdo. Akshay Kumar ayaa markale lashaqeynayo Jagan.waxaan sidoo kale laxaqiijiyay in filimka loogu magac daray Mission Lion. Filimkan waxaa soo saari doona akshey kumar iyo ’ kooxdi usoo saartay akshey Bell Bottom , Vashu iyo Jackky Bhagnani,

wuxuuna isu diyaarinayaa inuu kashaqa bilaabo june 2021 wixii kadanbeeyo. Guushi Mission Mangal kadib, soo saareyaal badan ayaa doonayay inay la shaqeeyaan Jagan, sikastaba ha ahaatee waxaa ka go’an inuu markale filim la sameeyo Akshay.

“waxaa shaaca ka qaaday ilo ku dhaw Akshay oo filmka iskaleh inuu agaasime Jagan u saxiixay lacag dhan Rs 4 crore, inkasta oo uu yahay mashruuc uu qeyb kasoo saarayo akshey, agaasimaha afartaas crore ayuu oqorsheeyay, haddana khidmadaha horudhaca ah ee uu ku qaadanayo Akshey isaga shaqsiyan waxay gaareysaa Rs 135 crore, lacagta ugu badan oo laga bixin doono iibinta xuquuqda Satelite-ka, Dijital iyo Muusigga. Soosaarayaasha ayaa diyaar u ah inay qarash gareeyaan labada shirkad kale ee maalgalinaya filmka

lacagtaan marka loo eego xaqiiqda ah in Akshay uu ku shaqeynayo qatar yar, qaab dakhli sare leh, qarashka wax soo saarkiisana la xakameynayo. Waxee sahashay in 100 crorr iyo kabadan inuu film kuqaato taariikhda india markii ugu horresay atoore”Si kastaba ha noqotee, miisaaniyada filmka masahlana 2021, iyada oo ay ugu wacan tahay qiimaha wax soo saarka oo kordhay iyo sidoo kale gunooyinka waxqabadka,

taas oo iyaduna sidoo kale kordhin doonta halista suuqa oo si rasmi ah loo qiyaasi karin walow akshey kalsooni badan re kuqabaan maalagashadayaasha,” waa sida lagasoo xigtay ilo xog ogaal ah

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here