Atariishada Shilpa Shetty waa shaqsi kuxiran isticmaalka baraha bulshada, waliba nolosheeda shaqsiyadeed iyo tan xirfadeedba kumaaweeliso marwalba taageerayaasha.

Advertisement

Dabaal daga aan idiin sheegay waxkale ma ahan waa 19 milyan oo taageerayaal ah ee gaartay barteeda Instagram. Shilpa ayaa la wadaagtay fiidiyoow ay ugu mahadcelineyso dhamaan taageerayaasheeda. “Waxeena kusoo qortay

Dadka qaar Waxay yiraahdeen nambarka 19 wuxuu muujinayaa guul, aqoon, xigmad, ruuxiyan, horumar, iyo bilow cusub.” Intaas waxaa sii dheer, Waxaan noqonay qoys ka kooban 19 MILLION

Waxaan diriyaa dhambaal badan oo jacayl ah waan idiin jeclahay dhammaantiin, qoyskeygiyow” Ayee kusoo xertay,

Dhanka kale, dhanka xirfada, Shilpa waxay dhawaan kusoo laaban doontaa shaashadda iyadoo la wado Sabbir Khan filimkeeda ‘Nikamma’ oo ay sidoo kale door muhiim ah ku lahaan doonaan Abhimanyu Dassani iyo Shirley Setia.

Marka laga soo tago,filmkaas Shilpa sidoo kale waxay door kuleedahay ‘Hungama 2’ oo ay lajileyso Paresh Rawal, Meezaan iyo Pranitha Subhash .

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here