Manchester United ayaa dooneysa inay guul xiriir ah ka gaarto Premier League marka ay Old Trafford kusoo dhaweeyaan Wolverhampton Wanderers fiidnimada Caawa.
Red Devils ayaa 3-1 kaga badisay Burnley fiidnimadii Khamiista, halka Wolves dib looga dhigay kulankeeda ugu danbeeyay sababo la xiriira COVID-19.
Cavani ayaa lagu soo bilaabay Dhanka Weerarka waxana wehliya Ronaldo halka Rashford lagu soo bilaabay dhanka Keydka.
Wararka Kale ee Xiisaha Badan
Wolves: Sa, Semedo, Saiss, Kilman, Coady, Marcal, Moutinho, Neves, Moutinho, Trincao, Jimenez, Podence.
Subs: Ruddy, Hoever, Ait-Nouri, Dendoncker, Traore, Cundle, Bueno, Jordao, Silva.
Manchester United: De Gea, Wan-Bissaka, Varane, Jones, Shaw, McTominay, Matic, Greenwood, Sancho, Ronaldo, Cavani.
Subs: Henderson, Dalot, Telles, Fred, Fernandes, Van de Beek, Lingard, Elanga, Rashford.
Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda
Source: dalkaan