Manchester City ayaa Etihad Stadium ku soo dhawayn doontaa Wolverhampton Wanderers kulan ka tirsan Premier League iyadoo heysa hogaanka horyaalka

Wiilasha Pep Guardiola ayaa 2-1 guul daro ah kala kulmay RB Leipzig bartamihii Isbuuca, halka kooxda martida ah ay dib guul daro kala kulantay kooxda Liverpool isbuucii hore.

Raheem Sterling ayaa lagu soo bilaabay dhanka weerarka waxana wehliya Jesus iyo sidoo kale Grealish.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga ee kulanka

Wolves: Sa, Semedo, Kilman, Coady, Saiss, Ait-Nouri, Moutinho, Neves, Dendoncker, Traore, Jimenez

Subs: Ruddy, Hoever, Marcal, Podence, Trincao, Boly, Silva, Hwang, Cundle

Man City: Ederson, Cancelo, Dias, Laporte, Zinchenko, Rodri, Gundogan, Silva, Grealish, Sterling, Jesus

Subs: Steffen, Walker, Stones, Ake, De Bruyne, Fernandinho, Mahrez, Foden, Palmer

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan