Liverpool ayaa soo dhoweyn doonta kabtankeedii hore ee Steven Gerrard oo markiisii ugu horreysay ku laabanaya Anfield, isaga oo hoggaaminaya Aston Villa oo uu jidka guusha kusoo dabbaalay intii uu tababaraha u ahaa.

Jurgen Klopp oo ay kooxdiisu guul 2-1 ah kasoo hoysay AC Milan usbuuc-dhamaadkii ayaa raadinaysa guul sabab ugu noqon karta inay hoggaanka horyaalka la wareegto haddii ay dhibco lumiso Manchester City, isla markaana ay iskaga ilaaliso Chelsea oo dhibic kaliya ka dambaysa.

Liverpool ayaa safkeeda weerarka ku soo bilowday xidigaha kala ah Thiago, Mane, iyo Salah lakin xidigaha Wacdaraha ka dhigay kooxda kulamadii ugu danbeeyay ee reer Biljam Origi ayaana lagu arkin safka kooxda.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga ee labada Koox

Aston Villa: Martinez, Cash, Konsa, Mings, Targett, Nakamba, McGinn, Luiz, Ramsey, Young, Watkins

Subs: Steer, Sanson, Buendia, Tuanzebe, Trezeguet, Ings, El Ghazi, Hause, Chukwuemeka

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Van Dijk, Matip, Robertson, Fabinho, Oxlade-Chamberlain, Henderson, Thiago, Mane, Salah

Subs: Kelleher, Konate, Milner, Keita, Gomez, Minamino, Jota, Tsimikas, Williams

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan