Chelsea ayaa u dagaallami doonta sidii ay uga soo kaban lahayd guul-darradii usbuucii hore ay kala kulantay West Ham United, taas oo ay ku weyday hoggaanka horyaalka Premier League ee ay muddada soo haysay.

Blues ayaa garoonkeeda Stamford Bridge kusoo dhoweyn doonta Leeds United oo xilli ciyaareedku ku xun yahay, hase yeeshee waxa hoggaaminaya khabiirka reer Argentina ee Marcelo Bielsa oo mar walba khatar badan ay kooxuhu kala kulmaan, isla markaana bandhig cajiib ah ay muujiso kooxdiisu.

Macalinka Chelsea ayaa keydka ku soo bilaabay Lukaku iyo Ziyech si lamid ah ayuu Fursad siiyay Havertz iyo Werner.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga ee Labada Koox

Leeds United: Meslier, Ayling, Llorente, Dallas, Shackleton, Forshaw, Firpo, Raphinha, James, Harrison, Roberts

Subs: Klaesson, Gelhardt, Cresswell, Drameh, Summerville, Klich, McCarron, Jenkins, McKinstrey

Chelsea: Mendy, Azpilicueta, Thiago Silva, Rudiger, James, Loftus-Cheek, Jorginho, Alonso, Werner, Mount, Havertz

Subs: Kepa, Christensen, Lukaku, Pulisic, Saul, Barkley, Hudson-Odoi, Ziyech, Sarr

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan