Iyada oo uu cadaadisku ku sii badanayo Mikel Arteta , Arsenal waxa ay rabta in ay ku soo laabato wadada guusha inta lagu guda jiro kulanka sabtida maanta ee Premier League ee ay Southampton kula ciyaari doonaan garoonka Emirates.

Gunners ayaa guuldarro 2-1 ah kala kulantay Everton bartamihii Isbuuca, halka kooxda Ralph Hasenhuttl ay ku qasbanaadeen inay hal dhibic ka helaan Brighton & Hove Albion.

Kooxda Arsenal oo kulamadii ugu danbeeyay hoos u dhacday ayaa isbadal ku sameesay kooxda iyadoo xidiga Xhaka Waxaa afka hore lagu soo bilaabay Martinelli, iyo Lacazette.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Shaxda Rasmiga

Southampton: Caballero, Livramento, Bednarek, Stephens, Walker-Peters, Redmond, Ward-Prwose, Diallo, Tella, Broja, Armstrong.

Subs: Lewis, Lyanco, Long, Perraud, Djenepo, Smallbone, Elyounoussi, Walcott, Valery.

Arsenal: Ramsdale, Tomiyasu, White, Gabriel, Tierney, Partey, Xhaka, Saka, Odegaard, Martinelli, Lacazette.

Subs: Okonkwo, Smith Rowe, Maitland-Niles, Holding, Soares, Pepe, Tavares, Lokonga, Nketiah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan