Waxaan maanta idiin heynaa dhowr sawir oo funny ah shactiro ahaana uqaado waa atiriishooyinka Bollywoodka qaar kamid ah oo ilko la’aan laga dhigay misane af-goofan leh.

Ma ahan sawiro dhab aha ama atiriishooyinkaas ilko la’aan run ah ay kudhaceen balse waa sawiro la sameeyay oo Fake ah lagana saaray booskii ilkaha si dadka ugu shactireestaan waxaana xusid mudan in maanta ama goordhow la sameynin.

Advertisement

Marhore ayee ahaayen sawiradan qaar kamid ah atiriishooyinkan markii la tusay sawiradooda sida ilko la’aanta looga dhigay wey ku qosleen mana aysan ka caroon sido kalena ma ahan markii ugu horeysay sawirada atiriishooyinka in la dhallan-roggo.

Aishwarya Rai ayaa kamid ah atiriishooyinka sawirada idiin kaga muuqdaan waxaa kaloo kujiraan Kareena Kapoor, Katrina Kaif, Vidya Balan iyo kuwa kale hoos ka daawo dhowr sawir oo aan kasoo helnay waana sawiro madadaalo iyo qosol ah.


Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here