Atariishada Priyanka Chopra Jonas waa mid kamid ah atariishooyinkii ugu shidnaa Bollywoodka balse haatan u baqooshay dhanka Hollywoodka.

Atariishadaan oo u dhaxdo fanaanka reer mareykan sidoo kalana ka tirsan shirkada Hollywoodka ee Nick Jonas ayaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa sawiradii ugu shidnaa ee dhawaanahaan laga qabtay.

Advertisement

Halkaan ka daawo.


Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here