Paul Merson ayaa saadaaliyay kulamada soo socda ee isku aadka horyaalka Premier Leaque-ga iyada oo haatan ay 7 kulan dhici doonaa.

Saddex kulan oo la filayay inay dhacaan maalinta Boxing Day – Liverpool vs Leeds iyo Wolves vs Watford iyo Everton vs Burnley – ayaa dib loo dhigay iyadoo uu ka dillaacay Covid-19 kooxo badan.

Si kastaba ha ahaatee, 12 kooxood oo heerka sare ah ayaa wali diyaar u ah inay ciyaaraan axada, halka Manchester United ay isku diyaarinayso inay la ciyaarto Newcastle garoonka St James’ Park Isniinta.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Paul Merson ayaa Saadaaliyay kulamadan

West Ham 2-0 Southampton

Tottenham 2-2 Crystal Palace

Norwich 0-3 Arsenal

Man City 3-0 Leicester

Aston Villa 1-3 Chelsea

Brighton 1-1 Brentford

Newcastle 1-1 Man Utd

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan