Rhea Chakraborty oo dhawaanahan , ay warbaahinta kafaafinayeen dacwadda Sushant Singh Rajput, ayaa lagu wadaa inay dib ugu soo laabato 2021.

agaasime Rumi Jaffrey oo saaxiib dhow la ahaa Sushant iyo Rhea wuxuu leeyahay Rhea way soo kabaneysaa. Waxay u ahayd sanad naxdin leh iyada. Dabcan sanadka qof walba wuu u xumaa. Laakiin iyada xaaladdeeda waa dhibaato heer kale ah.

Ma qiyaasi kartaa gabar ka mid ah qoysaska heerka dhexe ee bil ku jirtay xabsiga? Waxay gabi ahaanba niyad jabisay midaa niyadeed iyo kalsoonideeda. ” Rumi ayaa yiri ,

“Rhea waxay ku laaban doontaa shaqadeeda horraanta sanadka soo socda.” Rumi waxuu la kulmay Rhea waxuuna u xaqiijisay in gacmo furan lagu soo dhaweyn doono saaxada filimada. Waxaan dhawaan la kulmay iyada.

Waana kanoqday iyada oo xasilloon. Wax badan ma hadlin. Ma eedeyn karo wixii ay soo martay kadib. Cadaadiska iyo buuqa hakadago jaanis ayaan siin doonaa. Waan hubaa in Rhea ay wax badan ka sheekee doonto. Arintaan

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here