Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay noqotay kooxdii ugu dambeysay ee u aqoonsata daafaca Wolverhampton Wanderers Rayan Ait-Nuri inuu yahay bartilmaameedka macquulka ah ee suuqa kala iibsiga.

Tan iyo markii uu qandaraas shan sano ah u saxiixay Molineux xagaagii hore, 20-sano jirkaan ayaa sameeyay dhowr qaab ciyaareed oo soo jiidasho leh oo Premier League ah.

Kooxaha sida Liverpool , Manchester City , Barcelona iyo Paris Saint-Germain ayaa dhamaantood lala xiriirinayay ciyaaryahanka garabka bidix tan iyo bilowgii bishii December.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Sida laga soo xigtay El Nacional , Los Blancos ayaa haatan isha ku haysa xaalada iyaga oo ka fikiraya badalka Marcelo oo baxay .

Wolves ayaa la sheegay inay diyaar u tahay inay ku dalbato €25m (£21.36m), laakiin qiimaha Ait-Nouri.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan