Maanta gelinkii hore Stylish Star Allu Arjun iyo kooxda Filimka Pushpa waxay ku dhawaaqeen xiliga rasmiga ah ee la daawan doono mashruucooda waxaana la sheegay in tiyaataradda la saarayo 13-Aug 2021.

Waxaa lagu aadiyay todobaadka xoriyaa hindiya loo dabaal dagaayo waana feesto u muhiim ah mashruucan ganacsi ahaan inkastoo aflaam waaweyn xiligaas tiyaatarada iyagana ku tashtaan hadaba Pushpa waxaa la daawan doonaa 13 Aug sanadkaan gudihiisa waliba tiyaataraa.

Advertisement

Waxuu yiri Allu Arjun”Pushpa waxaa tiyaatarada la saarayaa 13 Aug 2021 farxad weyn ayeena ii tahay inaan markale ku kulmi doono tiyaatarada (Daawadayaashiyey) waxaan filaa in markale mucjisadii halkaas ka dhigi doono aniga iyo kooxda Filimka.”

Agaasime Sukumar iyo Allu Arjun ayaa markale ku midooweyn mashruucan waxaana la filaa awoododa in filimkaan guul weyn ku gaari karo sido kalena taageerayaasha xidigaan ayaa si weyn usugayaan inee filimkiisa ka daawadaan masraxa warar kale ayaana sheegayaan in Bobby Deol laadir ka noqon doono.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here