Krack oo ay hogaamiyaal ka yihiin Ravi Teja iyo Shruti Haasan ayaa ku biiray liiska aflaanta internetka laga baahiyay.

Advertisement

Filimkii xiisaha badnaa ee soo baxay shalay (January 9, 2021) kaasoo tiyaatarada lagadaawaday ayaa lagu faafiyey Telegram iyo bogag kale ee aflaamta laguxado.

Krack Waxaa qoray oo Director ka ah Gopichand Malineni, filimka ayaa jawaab celin wanaagsan ka helay markii tiyaatarada la saaray. Sida ku xusan dib u eegista, Mass Maharaja oo caan ku ahaa ficilkiisa madadaalada ayaa runtii ku qanciyay daawadayaasha jiliinkiisa sare ee police ka casriga ah.

Krack ayaa hadda noqday hadal haynta warbaahinta bulshada. Waxaana filmkaan qeyb ka ah Varalaxmi Sarathkumar, Samuthirakani, Ali iyo Chirag Jani, filimkan waxaa taageeray ama maalgaliyay B-Madhu oo garab kahelaya Saraswathi Films Division.

Krack waxaa horey loo qorsheeyay in la sii daayo May 8, 2020, laakiin markii dambe dib ayaa loo dhigay sababo la xiriira COVID-19 . Filimkan xiisaha badan ayaa lasheegay inlagu arkay isagoo yaal Telegramka taasoo qasaaro u ah kooxda filmka maadaama filmka wali macaashki lagarabay aanlagahelin tiyaatarada

Telegramka waad ku arki kartaa filmka oo lagasoo duubay shineemada qaab xatooya ah balse waa af hindi ma ahan afsomali ..Maxuma camerada balse ma ahan sidii lagarabay muuqaalka filmka waadna kucaajisee …xatooyadaan dadka qaar wee jecelyihiin inee daawadaan halkee lacag kaga bixi laheyd shineemo


Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here