Lagasoo bilaabo December 2019, Sanjay Leela Bhansali’s filmkiisa Gangubai Kathiawadi ayaa waqtiyo kaladuwan tagaayay kashaqeentiisa. Muuqaalka koowaad filmka ee Alia Bhatt wuxuu abuuray buuq fara badan laakiin buuqaas waxaa ugusii darsoomay bishii march 2020 coronavirus.

Advertisement

In kabadan lix bilood kadib, Alia waxay dib u bilawday duubista filmka bishii October 2020. Duubista waxay dhaceesay habeenadii xiliga fiidkii. Hadda mashruuca waxaa loo sameeyay waqti cusub jadwalka duubista maalinta. Sida laga soo xigtay wabka daily,

Waxay ahayd inay Todobaadkii hore muuqaallo soo duubaan. Roobab lama filaan ah awgood ayaa dib u dhigay shaqadii. Gangubai Kathiawadi, Gangubai, oo lagu xasuusto inay tahay Marwadii Kamathipura ee bogagga taariikhda gashay, waxayna aheyd naag jirkeeda kaganacsata kadib kudarsatay burcadnimo aad udaran,

Alia quruxleyda waqtigeeda jiliinka ugu fiican kujirta kumaqanci doontid muiqaalkeeda cusub ee filmka Gangubai aad ku arki doonto

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here