Taxanaha Ask Mamnu’ oo ay ay hogaaminayeen Kivanc Tatlitug iyo Beren Saat sidoo kalana doorka muhiimka ku laheyd Hazal Kaya oo xiligaas yareyd ayaa waxaa loo badalay Matxaf loo dalxiis tago.

Ask Mamnu’ oo taxane jaceyl ahaa sidoo kalana kamid ah taxanayaashii ugu waaweynee abid Turkida sameeyaan ayaa wuxuu Turkida uga jiraa booska uu Filimma jaceyl ee SRk iyo Kajol ee DDLJ kaga jiro Bollywoodka.

Qasrigii taxanahaas lagu duubay laguna soo bandhigay jaceylkii Bahlul iyo Behtar haatan waa matxac loo daawasho tago dadka dalxiisayaashana u furan iney soo booqdaan.

Markaad Qasriga tagto waxaad nasiib u yeelanaysaa goob walba oo qasrigaas kamid ah inaad daawato iyo meelihii sida qarsoodiga ugu kulmi jireen Behlul iyo Behtar.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here