Priyanka Chopra waxay ku bilaabatay 2021 iyadoo adeegsaneesa shirkada ‘Netflix filmka superhero flick’, kaasoo uu kacaawiyay qoraa-ga caanka ah Robert Rodriguez. Arrinta xiisaha lihi waxay tahay, in filimka lagu jilayo isla halkii ay ku jileen jilaayaasha Taylor Lautner iyo Taylor Dooley filmkii The Adventures of Sharkboy oo la sii daayay 2005.

Advertisement

Hadda, atariishada ayaa ku dhawaaqday in qeybta dambe ay wadaan howsheeda.

“Saadaasha Xarunta Guud ee Heroic: 44 MILYAN OO QOYS AH ayaa daawan doonta: Geesiyaasha ayaa soo laaban doona
rodriguez iyo Netflix! , ”ayay ku qortay -ka.

Sida laga soo xigtay Deadline filimka “waxaa la saadaalinayaa in ay daawan doonaan 44M oo qoys,isagoo gaari doono 88 dal filmka.”jilaayaasha filmka waakuwaan

Pedro Pascal, Christian Slater, Isaiah Russell-Bailey, Akira Akbar, Lyon Daniels, Nathan Blair, Lotus Blossom, Hala Finley, Christopher McDonald, Adriana Barraza, Vivien Blair, Andy Walken, Dylan Henry Lau, Andrew Diaz , Taylor Dooley, Sung Kang, Haley Reinhart, J. Quinton Johnson, Brittany Perry-Russell, Brently Heilbron iyo JJ Dashnaw.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here