Emraan Hashmi oo aad loowada sugayo filmkiisa mumbai saga oo uu lawado john abraham ayaa lagu arkay mid kamid ah wadooyinka Slovakia kadib sawir uu bartiisa instegramka uusoo dhigay ,

Dhawaan filmkiisa mumbai saga ayaa idinla wadaagnay inee qarka usaarantahay iibsashadiisa shirkada Amazon prime’ waxeena iskuwajihi doonaan filmkaan johnn abraham

Majiri waqti rasmi ah oo lashaaciyay daawashada mashruucaan maadaama hishiiskiisa wali loofadhiyo….Haashimi ayaa caan ku ah dhunkashada tirada badan markuu filimada jilayo dhowr atariisho ayaana iskadiiday lashaqeentiisa

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here