Raveena-Anil-Natasha

Advertisement

Sannadkii 2004, Raveena Tandon waxay jacayl ka heshay filim sameeye Anil Thadani laakiin farxaddoodii guur ma aheyn bilaa Fadeexo.

Xaflada Sannadka Cusub isla sanadkaas 2004, Anil thadani iyo Raveena waxay ku kulmeen xaflada Natasha , xaaskii hore ee Anil. Waa halka dhibtu ee kabilaaban doontee,. Natasha waxee ag fadhiisatay booska ninkeedi hore balse waqtigaas xaflada Raveena marwadiisa tahay

Ila wareedyo xog ogaal ah ayaa leh inkasta oo Raveena ay weydiisatay inay kakacdo ninkeeda aktiisa, Natasha waxay sii waday inay agjoogto Anil xafladda. Aktarada Raveena ayaa isla markiiba lumisay Koontatoolkeedii waxayna ku tuurtay “juice canab” iyada oo ku xad gudubtay. Dhacdadaas waxay noqotay war weyn;

si kastaba ha noqotee, Raveena waxay sheeganeysaa inay ku faraxsan tahay waxa ay sameysay. Wareysiga waxay ku tiri, “mana ka qoomameynayo wixii dhacay. Ninkayga aanil waa qofka ugu nadiifsan, uguna daacadsan. Qofna ma xumeyn karo qoyskeygana kama kaftami karro.

dhanka kale Natasha waxay ugu yeertay Raveena masayrtooy sabab la’aan dadka ugu maseereesa. “Waxaan raacay koox saaxiibo ah xaflada sanadka cusub oo ka dhacday goobta Ritesh Sidhwani. Aniga xitaa ma aanan dhibsan Anil iyo Raveena oo isla socda aragtidooda oo waxaan sameenayay shaqadayda oo qura. Waxaan la joogay Ritesh ina adeerkiis maadaama ay jireen kaliya labo nooc. fadhiga meesha,

waxaan go aansanay inaan fariisano mid, hada hadii Raveena aysan ninkeeda ku kalsooneen, maxaan dhihi karaa? Ka bax xaflada waxkale ma aanan dhihin ‘! Kadib waxay igu soo tuurtay muraayad. Waan ka soo guuray dhankooda laakiin waxay sii wadatay qayladeeda.

Kaftan aan raaciyee naag aad ninkeeda kataataabatay miyaa aamusi laheyd kkkk

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here