Kooxaha ugu waa wayn Yurub ayaa ku hanjabaya in ayna fasaxin ciyaartoyga ka qayb galaya koobka qaramada Afrika ee AFCON ee dhawaan ka furmaya dalka Cameroon sababo la xidhiidha cabsi ay ka qabaan hab-maamuuska caafimaadka ee Covid-19.
Ururka naadiyada Yurub, oo matala kooxaha hormuudka ka ah qaarada Afrika, ayaa walaacooda FIFA ku ogeysiiyay warqad ay aragtay AFP.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan