Arjun Bijlani Shivangi Joshi, Surbhi Chandna, Gurmeet Chaudhary, Debina, Amol iyo kuwa kale ayaa ku midooweyn taxanaha cusub oo Online loo daawan doono goordhow waana musalsal yar oo aan sidaas u buurneen.

Taxanahan ama show-gana ayaa loogu magac daray Liveltup oo dabcan looga hadli doono marxaladihii 2020 waana barnaamij maadeyso iyo dhacdooyin xaqiiqi ah isugu jiraan waqti koobana socon doono.

Advertisement

Arjun Bijlani waa atooraha sameeyay 2019 filimka Ishq Mein Marjawan qeybtiisa kowaad haderna isagaa taxanahan hogaaminaayo atiriishooyin miisaan cuus iyo jilayaal kalena wey la jiraan aan aragno waxay soo kordhiyaan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here