Tababaraha West Ham David Moyes ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in ciyaartoydiisa ay qeybsanayaan goolasha ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

“Si fiican ayaan u ciyaarnay, waxaana dhalinay goolal dhowr ah, mana aanan helin runtii hal ciyaaryahan oo naga soo muuqday oo na siiyay 15 gool,” ayuu yiri.

“Laakin way wanaagsan tahay in qof walba uu ina siinayo dhowr gool”.

West Ham ayaa ku jirta kaalinta Afaraad ee heerka kala saraynta horiyaalka Ingiriiska

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan