Wali waxaan bartanka kaga jirnaa sharaxaada xalqada 58aad ee taxanaha Hercai taaso axadii la daawaday hadaba qodobka seddexaad waxaan kusoo qaadaneena Miran oo ogaaday qaladka hooyadiis.

Miran waxuu ogaana in hooyadiis Dilshah ay mindi gelisay Caziiza waxaana usheegeyso Zahra xili Miran uu maqla sheekada Reyan iyo Dilshah markaasu yiri hala iisheego waxaad qarineyseen.

Advertisement

Zahra ayaa soo dhexgaleyso misane dheheyso hooyadaa ayaa mindi gelisay Caziiza mida kalena hooyadaa ka ilaali gabadheyda waayo wey daba taagantahay marwalba.

Inkastoo Dilshaah is difaacday hadana Miran waxuu qabsanaa Reyan oo uu leeyahay maxaad iiga qarisay arinkaan anigoo waliba kuweydiiyay inee wax jiraan iyo inkale Reyan qol ayee isku xiree iyadoo Miran ka dalbaneyso inee markale arinkaan kawada hadlaan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here