Waxaa lasoo bandhigay xalqadda cusub ee taxanaha Hercai inaba caadi ma ahan dhacdooyin xiiso leh ayaa lagu arkay hadaba dhacdooyinkaas ayaan 5-maqaal ka qoreynaa anagoo soo qaadaneyno inta ugu muhiimsan.

Miran darawalkii gaariga ku dili rabay waxuu udirsaday Furat balse Furat wuu ka qariyay Miran sidaa aawged Miran isagaa lugihiisa ku doontay ninkaas waxaana raacay aabihiis Hazar, ninkii inuu Miran usheego cida dili rabtay inee tahay Fusun wuu diidaya inkastoo uu Furat usheegay bals Miran wuu u caga jugleeyay ninka.

Advertisement

Ninkii oo sirta sheegi rabo maadama uu cabsaday waxaa tooganayo Jihaan Miran na wuu arkayaa waxuuna sidaas ku fahmayaa in Jihan ka dambeeyay falkii shilka ahaa ee Miran lagu dili rabay sababta Jihan ninkaas u bad baadiyay ayaa ah gabadhiisa Yaren darted waayo hadhow dambe inaan la ogaan in yaren ay dishay Harun.

Miran waxuu ogaana in Reyan ay booqatay reer Aslanbey Fusun na u hanjabtay waayo Reyan waxay ogaatay in Fusun wax walbo ka dambeysay cunugeedii caloosha kujirayna ay iyada dishay haderna ay isku dayday inee disho Miran hadaba Reyan waxay ogaaneysaa in Fusun dooneyso gabadheeda oo Caziiza ka heysato.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here