Xalqada 58aad ee taxanaha Hercai waa mid xiiso leh maadama sirtii weyned lagu ogaanayo hadaba sharaxaada dhacdooyinka xalqadan waxaan kasoo diyaarineena dhowr maqaal anagoo ukala qaadeeno 7-qodob midka kowaadna maqaalkan kaga bogo:

Miran sbaabtuu kaga shakiaayo Reyan wax kale ma ahan waatii aan ogeyn inuu Jihan u kuyiri orodo xaaskaada weydii waxay kaa qarineyso ileen wax badan ayee ogtahay gadaashaana wax badan ayee sameysaa oo aadan ogeyn.

Advertisement

Hadaba Miran arinkaas ayuu ka shakinaa waxuuna malahiisa isasiinaa ileen Reyan waxbee kaa qarisay  oo been ayee kuu sheegtay markaa wax iisheg lahed iyadana ay waxba kuu sheegin sikaste ahaataba Miran wuu dareensanyahay in Reyan wax ka qarineyso balse qaab uu kuweydiiyo ayuu garan la’yahay waxuuna sugayaa fursad fiican.

Dhinaca kale Reyan waxay Caziiza geysay gurigii iyada Miran horey ugu noolaayeen halkaaso lagu qariyay Caziiza xili ay dhaawacned waxaana Reyan garab siisay Azra balse Miran wuu sii shakina markuu arko kabaha Reyan dhiiqadooda waxuuna dareema inee duurka iyo buuraha katimid.

Dagaalka Miran iyo Reyan lasoco maqaalada maanta waa kuwa xiiso leh oo Hercai aan kaga hadleeno…

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here