Wali waxaan bartanka kaga jirnaa sharaxaada xalqada 56aad ee taxanaha Hercai taasoo todobaadkan so dhacday hadaba maanta ayaan soo gaba gabeyneynaa guu ahaan xalqada oodhan ilaa 4 maqaal kale ayaan sharaxaada kusoo gaba gabeyneenaa.

Qodobka maqaalkan aan kaga hadleeno waxuu yahay Miran iyo Reyan ayaa guri cusub usoo wareegeen waxuuna Miran guriga cusub ka iibsaday meel udhow reer Shadoglu oo waaba qasri kudhegen kadib halkaas ayee isaga iyo Reyan waqti wacan kuwada qaadanayaan.

Advertisement

Miran waxuu doonayaa in hooyadiis iyo ayeydiis guriga lasoo degaan sidaa aawged aabihiis ayaa garab kusiinaayo weyna soo wada degeyaan hadaba Miran guriga waxuu ugu magac daraa “gurigii Umut” Umut na waa wiilka udhalan doono labadooda.

Miran wuu baxay isagoo doonayaa inuu guriga keeno walaashiis Azra siduu hooyadiis ka ballan qaadayba xili iyadana ay arinkaas ku faraxsaneed hadaba Miran maheli doonaa gabadhaas gurigana ma keeni doonaa waa waxa lawada sugaayo.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here